ballangal
(m.l)

ld ballanqaad¹.

ballangal
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-alay, -ashay)

ld ballanqaad².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ballangal

ballanqaad [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-day, -dday)
Wax lagu heshiiyay ama lays faray ballanteeda qaadid. ld ballangal².

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg