Ballaq

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

ld balliqid.

Ballaq

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-qay, -qday; -liqi)

1. Albaab, dariishad iwm wada furid. 2. Arrin wax ka qabashadeeda cid u dhigid. Tus. “Maxamed arrinti wuxuu u ballaqay maxkamadda”.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ballaq

ballaqan | ballaqan | ballaqid | ballaqmid | ballaqnaan | ballaqnaansho | balliqid | fur |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg