bambas
(m.l) (-syo, m.dh)ld dambas.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh bambas ↴
bambasayn [m.dh]
ld dambasayn.
bambasee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-seeyay, -seysay)
ld dambasee.
bambasoobid [m.dh]
ld dambasoobid.
bambasow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ooway, -oowday)
ld dambasow.
dambas [m.l]
1. Budo midab ciira boos ah leh oo ka harta dhuxul bastay. 2. D. ah: Midab ciira boos ah. ld bambas.
dambasayn [m.f.dh]
eeg dambasee. ld bambasayn.
dambasee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-seeyay, -saysay)
Wax dambas marin. ld bambasee.
dambasoobid [m.f.dh]
eeg dambasow. ld bambasoobid.
dambasow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oobay, -owday; -oobi)
Qoryo, dhuxul iwm dambas noqosho. ld bambasow.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg