Baq

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Caano xumaaday oo aan la dhammi karin. 2. ld biqid.

Baq

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-qay, -qday; -biqi)

1. Wax xumaaday oo aan la dhami karin noqosho (caano). 2. Baqdin dareemid. 3. Ka b.: sharci, qawaaniin iwm wax khilaafsan faliddiisa ka digtoonaan si looga baxsado ciqaabta ay jebintiisu leedahay.

dhabaq*

halaysan, la wasakheeyay.


* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga baq

caabaq | caabaq | caabaqid | yaab | taabbaqaad | taabbaqaadid | yabaq | yabaq | jabaq | jabaq |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg