Baqaal

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-llo, m.dh)

Doonyaha safarrada dhaadheer gala tan ugu weyn oo qaadi karta kun jawaan iyo ka badan. ld baqaalad, baqlad.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga baqaal

abaqaal | abaqaal | abaqaalid | baqaalad | baqlad |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg