Barad

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Qof wax uusan aqoon barashadooda ku jira. 2. ld barasho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga barad

sabarad | abab | afbarad | baradhacsasho | baradhacsi | baradhacso | baradho | baradii-ku-noole | barasho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg