Barar

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Buurashada meel jirka ka mid ah caalir awgeed la buurato.

Barar

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

Meel jirka ka mid ah caalir awgeed la buurasho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga barar

ibagorayo | ibagurayo | ibaguryee | taabasho | caal | caal | daaf | qaamowqanshiir | qaamowqanshiir | uurweynaad |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg