Barari

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

1. Barar u yeelid (meel jirka ka mid ah). 2. Caano dhay ah, kuwa fadhi ah ku darid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga barari

ibagorayo | ibaguryee | caal | caal | qaamowqanshiir | uurweynaad | ajarro | bararid | bararin |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg