Barax

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. B. ah: caano biyo ka yar lagu daray. 2. Bardooddanka ay sameeyaan xooluhu.

Barax

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-rxay, -raxday; -rxi)

1. Caano biyo ka yar ku darid. 2. Xoolo, bardooddan samayn.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga barax

ansaleel | baraxume | barixume | barxid | barxo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg