Barbarda'

Qaabnaxa: Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective Isrogrogga:

Daruur biyeysan oo cirka badi ahaan qarisa..

Barbarda'

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-'ay, -'day; -di'i)

Roob si aad ah u da'id.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga barbarda'

barbarda' | barbarda' | barbardi'id |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg