Bare
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rayaal, m.l/dh)Qof aqoon u leh habka dadka wax loo baro, kuna shaqeeya; macallin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga bare ↴
yabaree | jaaxid | ustaad | bareeg | bareer | bareer | bareerid | bareero | barfasoor |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg