Batrool

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Baansiin. 2. Saliid qaali ah, laga qodo dhulka, loo adeegsado shidaalka matoorrada oo marka la sifeeyo laga helo nafto, baansiin, gaas iwm.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga batrool

baansiin | injiin | macdan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg