Bed
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-dad, m.l)Masaaxa dhul ku fadhiiyo.
Bed
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-dad, m.l)(xis.) Summad A. Cabbirka ama baaxadda dul. Dushu waxa ay noqon kartaa dul sallax ah ama dul xoodan. Halbeegga caalamiga ah ee bedka waa mitir labajibbaaran (m2).
Bed
Qaabnaxa: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine Isrogrogga: (-do, m.l)1. Caafimaad; ladnaan. 2. Badbaado. ld bad.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga bed ↴
ebed | ta | kaah-qorraxeed | laaktays | laas | maandoori | saawee | ugu hooseeye | unug | usduuro |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg