Saawee
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-weeyay, -waysay)1. Wax, wax kale u ekaysiin. 2. Beden, huuri iwm seeb ku wadid. ld sawee.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga saawee ↴
haasaawee | saawayn | sawee |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg