Beegan
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-gmay, -gantay; -gmi)1. Wax la beegay noqosho. 2. Ku b.: wax, wax kale ku toosan noqosho.
Beegan
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-gnaa, -gnayd)1. Wax la beegay ahaansho. 2. Wax la buuxshay ahaansho. 3. Ku b.: wax, wax kale lagu aaddiyey ahaansho. 4. Ku b.: waqti, waqti ku aadan ahaansho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga beegan ↴
aaddan | kaaliyam | xagaa | baldaaq | beegmid | beegnaan | beergoys | buq |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg