beji
(Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2) (-iyay, -isay)

ld boji.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh beji

bejiino [m.dh]
ld bojin.

bejin [m.dh]
ld bojin.

bejis [m.l]
ld bojin.

bejiye [m.dh]
ld bejiyo.

bejiyo [m.dh]
Digir la shiiday basbaas, toon iyo basal lagu daray oo la dubay. ld bejiye.

boji [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-iyay, -isay)
Xaalad shaqo iyo dhib la'aan ku sugnaan (nafley); nasasho. ld baji, beji.

bojin [m.f.dh]
eeg boji. ld bajiino, bajin, bejiino, bejin, bejis, bojiino.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg