Boji

Qaabnaxa: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Xaalad shaqo iyo dhib la'aan ku sugnaan (nafley); nasasho. ld baji, beji.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga boji

baji | bajiino | bajin | beji | bejiino | bejin | bejis | bojiino | bojin |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg