Berked

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-do, m.l)

Meel loo dhisay in ay biyo galaan oo lagu kaydsado.².

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga berked

naanni | baraag | berkad |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg