beycad
(m.l)Midab ciira boos ah oo caddaan xiggeen ah oo ay yeeshaan lo'da iyo fardaha. ld giircad.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh beycad ↴
indhakuul [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-uulay, -uushay)
Budo beycad ah indhaha ku qurxin; u i.: cid indhakuul u marin.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg