Bid
Qaabnaxa: Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)1. (f.g) Wax dan moodid. 2. (f.g) Cid wax ku tuhmid. 3. (f.mg) Wax dabayl raacid..
Caddibid*
Dhibid ama shiddeyn; dhibaateyn; Xannibid
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
BIDIN-BID*
BAY-HOOF AMA SILIC SIDO KALE SAXARIIR WAA ISKU MID
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Bid*
Meyd oo ah wax dhintay.
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Ibida*
Waa xubin ku sameesanta gudaha ilmo-galeenka inta lagu guda jiro xaaladaha uurka. Waxay bixisaa ogsijiin iyo nafaqooyinka ilmaha koraya, waxayna ka saartaa qashinka dhiigga ilmaha. Ibida sidoo kale waxay soo saartaa hoormoonnada muhiimka ah ee uurka iyo in ay ka difaacdo ilmaha caabuqa iyo cudurrada. Waxay isku xirtaa ilmaha iyo hooyada iyadoo loo marayo mandheerta (umbilical cord).
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga bid ↴
aafoobid | odayoobid | u | ubaxoobid | ibajitoobid | ka | xaabid | yaabid | caabid | caabid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg