Biici

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Wax iib u raadin. ld beeci.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga biici

beeci | beecin | beecis | biicin | biicis | dabiici | gobol-dabiici | juqraafiga dabiiciga |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg