biif
(m.l)

1. Biyo yar oo lagu qooyo galley, meseggo iwm marka la tumayo ama la shiidayo. 2. B. ah: midab aad u cad; qurux. 3. ld biifid.

biif
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-fay, -ftay)

1. Badar, digir iwm oo la tumayo ama la shiiday biyo yar ku qoyn. 2. Caddayn, qurxin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh biif

biif-abaar [m.l]
Badar biyo lagu bilbilay oo weli qallalan.

biifane [m.l]
Digir ama badar la dubay oo biyo lagu bilbilay.

biifayn [m.f.dh]
eeg biifee.

biifee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-feeyay, -feysay)
Wax, wax aad u cad ka dhigid; qurxin.

biifid [m.f.dh]
eeg biif². ld biif¹ (3).

qararable [m.l] (-layaal, m.l/dh)
Qaloon diireed oo aan la biifin. ld qararab, qararabdheere.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg