biifid
(m.f.dh)eeg biif². ld biif¹ (3).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh biifid ↴
biif [m.l]
1. Biyo yar oo lagu qooyo galley, meseggo iwm marka la tumayo ama la shiidayo. 2. B. ah: midab aad u cad; qurux. 3. ld biifid.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg