bilbilid
(m.f.dh)eeg bilbil². ld bilbil¹ (3).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh bilbilid ↴
bilbil [m.l]
1. Firdhinta biyo iwm sida dhibcaha roobka meel loogu firdhiyo. 2. Nin gabdhaha taataabta. 3. ld bilbilid.
rushee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-sheeyay, -shaysay)
Dhul biyo si habaysan ugu bilbilid.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg