bilbil
(m.l)1. Firdhinta biyo iwm sida dhibcaha roobka meel loogu firdhiyo. 2. Nin gabdhaha taataabta. 3. ld bilbilid.
bilbil
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-ilay, -ishay)1. Biyo iwm meel sida dhibcaha roobka ugu furdhin. 2. Gabar taabasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh bilbil ↴
biif-abaar [m.l]
Badar biyo lagu bilbilay oo weli qallalan.
biifane [m.l]
Digir ama badar la dubay oo biyo lagu bilbilay.
bilbilan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-lnaa, -lnayd)
Wax la bilbilay ahaansho.
bilbilasho [m.f.dh]
ù eeg bilbilo.
bilbilid [m.f.dh]
eeg bilbil². ld bilbil¹ (3).
bilbilnaan [m.f.dh]
eeg bilbilan. ld bilbilnaansho.
bilbilnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld bilbilnaan.
bilbilo [m.l]
1. Koor yar bir ka sameysan oo lo'da loo xiro; dawan. 2. Muuqaal qurux badan.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg