biqid
(m.f.dh)eeg baq². ld baq¹ (2), baqid, biqitin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh biqid ↴
alaalabbiqid [m.f.dh]
eeg alaalabbaq². ld alaalabbaq¹ (2).
baq [m.l]
1. Caano xumaaday oo aan la dhammi karin. 2. ld biqid.
baqid [m.dh]
ld biqid.
biqitin [m.l]
ld biqid.
maarso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
1. Ka m.: arrin falkeeda ka cabsasho; biqid. 2. Ka m.: wax fursasho.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg