biyaddiid
(m.l) (-dyo, m.dh)1. Neef aan biyaha cabbin marka uu wax qoonsado. 2. ld biyaddiidid.
biyaddiid
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-day, -dday)1. Biyo cabi waayid wax uu qoonsaday awgeed (neef). 2. Ka b.: maamul sida loo fulinaayo saluugid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh biyaddiid ↴
biyaddiidid [m.f.dh]
eeg biyaddiid². ld biyaddiid¹ (2).
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg