Biyashub

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-byo, m.dh)

Meel dabiici ama dad sameeyey ah oo ay biyuhu si habeysan uga daataan.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga biyashub

biyashubad | biyashuban | biyashubasho | biyashubmid | biyashubo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg