boholatus
(m.l)ld boholatusid.
boholatus
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-say, -stay)U b.: cid si ujeedadeeda looga baajiyo cabsi gelin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh boholatus ↴
boholaddumi [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-iyay, -isay)
U b.: cabsi gelin iyo degniin cid loo jeediyo si ujeeddadeeda looga baajiyo. ld boholatus².
boholatusid [m.f.dh]
eeg boholatus². ld boholatus¹.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg