bootin
(m.dh)

eeg booti. ld booddo¹ (1), boodsiin, boodsiis, bootis.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh bootin

booddo [m.dh]
1. ld bootin. Si degdeg iyo xoog leh, inta cagaha meel loogu dhufto, oo laba melood laysaga hawakaco. 2. Cayayaan yar oo boodbooda oo dadka iyo nafleyda kale dhiigooda ku nool; qandhiso.

boodsiin [m.dh]
ld bootin.

boodsiis [m.l]
ld bootin.

bootimaale [m.l]
Tartan lagu tartamo bootin.

bootimaaleyso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-stay, -satay)
Tartan bootin ah ka qeybqaadasho.

bootis [m.l]
ld bootin (1).

handad [Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1] (-day, -dday)
1. (f.g) Qof u cagajuglayn. 2. (f.mg) Bootin fudud nafley dagaal maagani boodid. 3. (f.mg) Qof hurda nixid.

kud [Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1] (-day, -dday)
1. (f.g) Gam-maan is abaahin. 2. (f.mg) Orod bootin ku bilaabid.

laballaabootin [m.f.dh]
eeg laballaabooti. ld laballaabootis.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg