boqrid
(m.f.dh)

eeg boqor².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh boqrid

boolee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-leeyay, -laysay)
Ciyaar turub haad u boqrid.

caleemasaar [m.l]
U boqridda cid loo boqro in ay bulsho madax u noqoto. ld caleemasaarid.

caleemasaar [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Qof in uu bulsho madax u noqdo u boqrid. ld caleensaar².

duub [Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1] (-bay,-btay)
1. (f.g) Dermo, maro, xarig iwm dhowr jeer isku-dulwareejin. 2. (f.g) Nabar gaarso ku marid. 3. Cid boqrid. 4. Cajalad, hadal, hees, iwm ku sajalid. 5. (f.g) Xoolo si ay u dheereeyaan u kaxayn. 6. (f.g) Xoolo jihaday u socdeen ka leexin. 7. (f.mg) Isk u d.: qof ku dhegid.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg