borotiin-bu'eed
(m.l) (-dyo, m.dh)

(baay.) Iskudhis kasta oo laga helo unugyada noolaha kasta oo ka kooban asiidh bu'eedyo (DNA ama RNA) iyo borotiin isu tegay.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh borotiin-bu'eed

borotiin-bu'eed [m.l] (-dyo, m.dh)
(baay.) Iskudhis kasta oo laga helo unugyada noolaha kasta oo ka kooban asiidh bu'eedyo (DNA ama RNA) iyo borotiin isu tegay.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg