bowdaqaawi
(Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2) (-iyay, -isay)

U b.: qof cid uusan doonayn in uu la dagaallamo ereyo iyo falal cabsi geliya u jeedin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh bowdaqaawi

bowdaqaawin [m.f.dh]
eeg bowdaqaawi. ld bowdaqaawis.

bowdaqaawis [m.l]
ld bowdaqaawin.

dhoollatus [m.l]
1. Isu miciyalisashada awrta qooqan. 2. Xoogga cidi leedahay oo la soo bandhigo si cadowga loogu niyad jebiyo. 3. Fulabbajis; bowdaqaawis. 4. ld dhoollatusid.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg