bud-dhig
(m.l)

(dii.) Dhigitaanka qof dhintay iilka la dhigo. ld bud-dhigid.

bud-dhig
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-gay, -gtay)

(dii.) Qof dhintay iil gelin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh bud-dhig

bud-dhige [m.l] (-gayaal, m.l/dh)
Qofka qofka dhintay dad ugu xiga oo buddhiggiisa leh.

bud-dhigid [m.f.dh]
eeg bud-dhig². ld bud-dhig¹.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg