bugto
(m.dh)

Cudur.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh bugto

tacluus [m.dh]
1. Cudur, bugto. 2. Juucjuuc.

jirro [m.dh] (-ooyin, m.l)
Isbeddel ku dhaca xubnaha jirka nafleyda oo wax u dhima caafimaadkooda; bugto; fayoobi la'aan; cudur; xanuun.

xanuun [m.l]
1. Dareen meel oogada ka mid ahi iska dareento oo ay la kaarto ama dhuuri ula rooro, nabar ku dhacay ama waxyeello kale oo gaartay darteed; kaar; dhuuri; halac; laxaw. 2. Caafimaad iyo fayoobi la'aan; cudur; bugto; jirro.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg