Buhabbuhee
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-heeyay, -heysay)Cid si aan halis ahayn u garaacid. ld bucabbucee, bukabbukee (2).
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga buhabbuhee ↴
bucabbucee | buhabbuhayn | bukabbukee |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg