bukaansocod-eegto
(m.dh) (-ooyin, m.l)Meesha dadka jirran lagu baaro cudurradooda oo lagu daaweeyo, laakiin aaney seexan.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh bukaansocod-eegto ↴
bukaansocod [m.l] (-dyo, m.dh)
1. Qof jirran oo socon kara oo lugtiisa ku taga meeshii uu iska daaweyn lahaa. 2. Bukaansocod-eegto.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg