Bukaansocod

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-dyo, m.dh)

1. Qof jirran oo socon kara oo lugtiisa ku taga meeshii uu iska daaweyn lahaa. 2. Bukaansocod-eegto.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga bukaansocod

bukaansocod-eegto | maqsinka dawada |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg