Bun

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

1. Geed dhulka kulul ka baxa, dhala miro kuuskuusan oo beer iyo qolof adag leh. 2. Miraha geed bunka oo laga sameeyo qaxwaha, kafee. 3. Miraha bunka oo saliid ma subag lagu shiilay.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga bun

saanad | xabbad | xabbadqaad | adaarbiciid | ammaan | ammuur | bamgaree | bamgareyn | banaadiiq | banaatiiq |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg