Burun

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-nno, m.dh)

Cad yar oo is-haysta oo ciid, sonkor iwm ah.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga burun

burunbur | burunji | burunjiyee | burunjiyeyn | dibaaxi |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg