Buul

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-lal, m.dh)

1. Aqal yar oo aan hab wanaagsan u dhisnayn. 2. Aqal shimbir. 3. Dhullax, kasoobax.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga buul

taabuul | haandhurwaa | qaabuuli | raan | abbuul | abuullan | ambuul | buulallo | buulalloobid |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg