Caadaqaate

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-tayaal, m.l/dh)

1. Qof samaanyaha qaata. 2. Qof hunguri xun.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga caadaqaate

samaanyo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg