Caadi
Qaabnaxa: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate Isrogrogga:C. ah: Wax sidii lagu yiqiin ah.
Inaba caadi ma aha*
aad ugu bogid. ka helid . la yaabid Bandhigii Suldaan Seeraar inaba caadi ma ahayn xalay
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga caadi ↴
caadinnimo | caadinnimo | caadiyaal | caado-immaansho | caadyaal | daaddeg | kaadi-yaro | laablakac | laablakicid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg