Caalin

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

(culimmo/culummo, m.dh) 1. Qof aqoon badan u leh cilmiga. 2. Qof muslin ah oo diinta Islaanka aqoon sare u leh.


Caalin

Qaabnaxa: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine Isrogrogga:

eeg caali.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga caalin

caalim | culimmo | culummo | mufti |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg