Caalsaare
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-rayaal, m.dh)1. ld caalsaar¹. 2. Qori barta shiishka xabbad kor uga kaca.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga caalsaare ↴
caalsaar | caalsaarayn | caalsaaree |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

