Caamo

Qaabnaxa: Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective Isrogrogga:

1. Dad aan wax qori karin waxna akhrin karin. 2. Qof muslin ah oo diinta Islaanka aqoon badan u lahayn.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga caamo

halcaamood | makas |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg