Caarad

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-dyo, m.dh)

1. Xoolo ama dad wada socda intooda ugu horreysa. 2. Asbuuc, bil sanad iwm billowgiisa.

Caarad

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-do, m.l)

Af fiiqan oo wax mudi kara.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga caarad

saabcaaree | saabcaaro | arkaniida | baallacad | baalxaaf | billaawe | caarad-dhuub | cayayaan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg