Caashaq

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. ld cishqi. Kalgacal qoto dheer oo aadanaha labkiisa iyo dheddigiisa dhex mara; jacayl. 2. ld caashaqid.

Caashaq

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-qay, -qday)

1. Qof mid kale oo cayntiisa ka duwan kalgacal qoto dheer u hayn. 2. Ku c.: markab, baabuur, xoolo iwm meel wejigooda ku aaddin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga caashaq

qaaraami | caashaqan | caashaqasho | caashaqid | caashaqnaan | caashaqnaansho | caashaqo | caashaqsan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg