caashaqid
(m.f.dh)

eeg caashaq². ld caashaq¹ (2).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh caashaqid

caashaq [m.l]
1. ld cishqi. Kalgacal qoto dheer oo aadanaha labkiisa iyo dheddigiisa dhex mara; jacayl. 2. ld caashaqid.

ekee [Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2] (-keeyay, -kaysay)
1. Xolo meel ku caashaqid. 2.(f.g) Labo wax ama ka badan wax isle'eg ka dhigid. 3. (f.mg) Ku e.: wax meel ku joojin. 4. (f.mg) Isu e.: wax qaabkiisa isu yeelid.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg