Ekee
Qaabnaxa: Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2 Isrogrogga: (-keeyay, -kaysay)1. Xolo meel ku caashaqid. 2.(f.g) Labo wax ama ka badan wax isle'eg ka dhigid. 3. (f.mg) Ku e.: wax meel ku joojin. 4. (f.mg) Isu e.: wax qaabkiisa isu yeelid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ekee ↴
bekeeri | cadaadis-ekeeye | ekayn | isu-ekee | joog ekeeye | kulekeeye | le'ekee | makeekee | qoto-ekeeye |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg